
KUSIMAHA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA AHNA GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO KA QEYB GALAY XUSKA MAALINTA JAMHUURIYADDA DADKA EE SHIINAHA
Waxaa qoray Dahir Aadan Cali — Muqdisho,(SONNA):- Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa ka qey…






