𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐡𝐞𝐲’𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐚𝐦𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐠𝐚𝐚𝐝𝐢𝐲𝐞𝐲 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝𝐠𝐚𝐥𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚
Muqdisho,(SONNA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u sugeen…
SONNA
Ugu Dambeeyay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoo…

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qaybgalay kulan Madaxweynaha Ruushka u sameeyey madaxda ku sugan Q.Midoobay
Saint Petersburg(SONNA);-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xalay ka qaybgalay kulan s…
Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari oo tababar u soo xiray madaxda degmooyinka
Wasiirkaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Axmed Cali iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulkaasi ayaa ka qeybgalay xi…
Kulan la xiriiray xaaladda dekedda oo Muqdisho lagu qabtay
Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo qabtay kulan ku saabsan xaaladda Dekedda

Madaxweyne Xasan Sheekh "Lama aqbali karo in Afrika matalaad la'aan ku ahaato golaha ammaanka"
Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyey shirka golaha guud ee QM

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Wasiirka Dhaqanka Ruushka
Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta calaaqaadka labada dal ee dhicyada dhaqanka, farshaxanka iyo suugaanta
Caalamka
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-CadaalaKoofur Galbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan, kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka isku sidkan. Waxaa jooga Siyaasiyiin iska…
Wasaaradda Qoyska oo daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska SoomaaliyaMuqdisho(SONNA);-Wasaaradda Qoyska, Horumarinta iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo kaashanaysa IGAD ayaa Muqdisho ka daahfurtay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodk…
Garsoore Cumar Cartan waxaa laga yaabaa inay sidaasi kheyr ugu jirtoGarsoore Cumar Cabduqaadir Cartan oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhex dhexaadiyo Koobka Adduunka 2026 ayaa Talaadadii dib ugu laabtay dalkiisa isagoo ka dhoofay I…
Jacaylka Af Soomaaliga iyo Ardayda ShiinahaMagacaygu waa Cabdilaahi Ismaaciil Cabdilaahi, waxaanan ka shaqeeyaa Jaamacadda Daraasaadka ee Afafka Dibadda ee Beijing ( BFSU) (Beijing Foreign Studies University) ee Shiinaha, h…
- • XOG:Soomaaliya oo ka mid noqon karta 10-ka Dal ee ugu keydka Shidaalka badan Adduunka
- • Shirweyne lagu dersayo maalgashi dhex mara dowladda iyo ganacsatada oo ka furmay Muqdisho
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO FURAY MADASHA SANADLAHA AH EE GUDDOOMIYAYAASHA GOBOLLADA IYO DEGMOOYINKA DKGSBaydhabo(SONNA):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah u furay Madasha Sanadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha Gobollada iyo De…
- • Meydka AUN Wariye Boqorka Bartamaha oo laga soo dejiyay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho
- • 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐚𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐞𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐝
Soomaaliya iyo Aljeeriya oo xoojinaya xiriirkoodaFaallo; Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa sii xoojinaya xiriirkooda taariikhiga ah, kadib booqasho rasmi ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuu…
- • Jaamacadda Ummadda iyo Machadka Al Jazeera oo daah-furay laab warbaahineed cusub
- • Madaxweynaha oo guddoomiye cusub u magacaabay Jaamacadda Ummadda
Maqaallada

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha
Juun 9, 2026
Warbixin cusub oo ku saabsan Markabka qodista Ceelka Shidaalka ‘Curad’
Juun 3, 2026
Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala
Maayo 31, 2026
Doorashooyinka Isku Sidkan oo ka qabsoomay Koonfur Galbeed (WARBIXIN)
Maayo 11, 2026
“Koonfur Galbeed, Albaabka Iftiinka Dimuqraadiyadda“ Wasiir Al-Cadaala
Abriil 29, 2026
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
Abriil 12, 2026
Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Muqdisho laga sagootiyay
Abriil 11, 2026
Hoggaamiyaha isbadalka (warbixin)
Abriil 9, 2026
Soomaaliya oo diiwangalisay Markab ku howlgalaya Calanka Soomaaliya (WARBIXIN)
Abriil 5, 2026Soomaaliya Isku Eeg
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimadeeda. Waxay ku taal gobolka Banadir ee xeebta Badweynta Hindiya, waxayna ahayd deked muhiim ah kumanaan sano.
Qaab-dhismeedka Hay'adaha
Dowlad-goboleedyada Federaalka
Xaqiiqooyin Tirakoob
Muqdisho waa magaalada ugu weyn Soomaaliya iyo caasimaddeeda. Waxay ku taallaa gobolka Banaadir xeebta Badda Hindiya, waxayna u adeegtay deked muhiim ah kun sano. Iyada oo ah xarunta Dowladda Federaalka, waxay u tahay xaruunta siyaasadda, ganacsiga, iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Qulqulka Gobolka
Banadir
- Politics
Mogadishu Hosts Federal Cabinet on Digital ID Rollout
Ministers reviewed nationwide registration targets as enrollment centres expand across Banadir.
- Economy
Port of Mogadishu Records Highest Monthly Cargo Throughput
Customs officials report a surge in container traffic linked to regional trade agreements.
- Security
Banadir Police Launch Community Policing Initiative
New patrol units aim to strengthen security coordination in commercial districts.









